Al Shabaab oo gubtay Saldhigii booliiska Matabaan kadibna isaga baxday Degmadaasi

Wararka ka imaanaya degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaalyahanada Al Shabaab ee saacado kahor la wareegay gacan ku heynta degmadaasi si nabad galyo ah uga baxeen. Al Shabaab ayaana si buuxda ula wareegtay gacan ku heynta degmada Matabaan kadib markii halkaasi isaga baxeen ciidankii booliiska ee ku sugnaa iyo maleeshiyaad hubeesan oo … Continue reading Al Shabaab oo gubtay Saldhigii booliiska Matabaan kadibna isaga baxday Degmadaasi